Wasiir Cawad & danjire Mehmet Yilmaz oo ka wada hadlay labo qodob (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Mehmet Yilmaz. Waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga dhinacyada nacfi wadaagga, gaar ahaan is-weydaarsiga ganacsiga iyo ballaarinta mashaariicda maalgeshiga. Soomaaliya iyo Turkiga … Continue reading Wasiir Cawad & danjire Mehmet Yilmaz oo ka wada hadlay labo qodob (Sawirro)